Posts

Showing posts from August 7, 2022
SAAXADA FANKA IYO XIDIGIHII QURXIYAY TV-GA QARANKA! http://www.wajaalenews.net/?p=8095 Fanaanka in la oggaado magaciisa/Magaceedda,in lagu xidhmo dhagaysigooda, dabadeed la qabatimo siddii balwadda oo la xiiseeyaa wax howl-yar ma aha, mana jiro heesaa ama koox magaceedu ka soo horeeyay oo mar qudha caro addeg ku baahday ama dhalatay iyaddoo ruux waliba yaqaan, bal fan kasta oo soo baxaa muddo, waxaana uu shiiqiyaa mid ka horeeyay oo uu sidda mawjadaha bada uga daba-dhaco. Haa, fanaaniitu waa silsilad hebelba ama heblaayaba mid ka horaysay ku taxantahay oo ay si aayar-aayar ah u badalayso. In badan oo horena, waxaan ka waramay murti ka soo fushay hal-abuur ciraystay ama gabyaa sanaddo badan ka soo muuqday fagaarayaasha Tixda Soomaalida iyo fanaan caan ah oo waayo badan dadka raali-gelin jiray. Laakiin, maanta waxaan ka hadlayaa Xiddigaha geeska iyo saameynta ay ku yeesheen da?yarta waqtigan. Haa, waa koox karti iyo dedaal la timmi oo qabsatay saaxada fanka Soomaalida xiligan, ka dib mar...

Mar la ii doortay Solja

Image
https://www.hubaalmedia.net/waa-kuma-guddoomiyaha-cusub-ee-solja-loo-doortay-mustafe-sh-cumar-geeddi-waa-maxayse-sababta-ugu-muhiimsan-ee-guddoomiyihii-hore-xilkiisa-galaafatay/ Waxaa jiray shir U Dhexeeyey Wasiir Cukuse, Guddoomiyaha SOLJA iyo Dallada SONSAF, Kaasi Oo La Doonayay In Ururka Noqdo Mid Xukuumaddu Maamusho, waxaanan Taas Ku Cadaynaynaa..”-  Maxamed A. Jaamac (Calooley), Xubin Ka Mid Ah Guddida Fulinta ee SOLJA Hargeysa (Hubaal)- Guddida Fulinta ee Ururka suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA ayaa Maanta Xilkii ka qaaday Guddoomiyahoodii kadib markii uu  ku kacay tallaabo ka baxsan sharciyadda ururka u taalla iyo xasaannada Guddoomiye nimoba. Guddida fulinta oo fadhi ay ku yeesheen xaruntooda dhexe ee Hargeysa Maanta xilka kaga qaaday guddoomiyihii Ururkaasi Xasan Maxamed Yuusuf ayaa guddoomiye ku meel gaadh ah u doortay Mustafe Sheekh Cumer Geedi oo kamid ah Xubnaha guddida fulinta, isaga oo xilka hayn doona tan iyo inta uu ka Sidaasina waxa lagu sheegay shir ay warb...